Home Afsomali Taliyaha Qeybta 27 ee Milltraga soomaliya Generaal faarax kooshin ayaa Safar dhulka...

Taliyaha Qeybta 27 ee Milltraga soomaliya Generaal faarax kooshin ayaa Safar dhulka Ah ku gaaray deegaanka Ceel Qooxle

Taliyaha Qeybta 27 ee Milltraga soomaliya Generaal faarax kooshin ayaa Safar dhulka Ah ku gaaray deegaanka Ceel Qooxle
Taliyaha Aya waxa Deegaanka Kusoo Dhaweeyay Qeybaha kala Duwan ee Bulshada
Waxaana uu la qaatay Kulamo looga Hadalayay amniga Deegaanka iyo Dar Dar Galinta howlgalka Wajiga Labaad
Ceel Qooxle waa mid kamid Ah goobihii ay ka dhaceen Dagaaladii ugu Cuslaa Ee ka dhacay Gobolka hiiraan
Waxana dadka ku shahiiday Kamid ahaa Allha unaxariistee nabadoon cilmi Hagar Guure.
+13
All reactions:

10

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.