Taliye Bolice goordhaweyd oo cawa ah lagu dilay Jowhar
Taliyihii bolice-ka Gobolka Sh/dhexe khaliif Cabdulle Caraye ayaa goordhaweyd u geerioyoodayka dib markii Bambaanada gacanta lagu tuuro guriga uu ka daganaa magaalada Jowhar.
Guriga Dilku ka dhacay ayaa waxaa soo buuxdhaafiyey dad weyne isugu jira ciidan deris iyo ehelo
Cidamada amaanka ayaa wado baaritaano ay ku donayaa in ay gacanta ku soo dhigaan cidii ka danbeysay.
Bam gacmeedkan ayaa lagu weeraray guri uu daganaa taliyaha Booliiska Gobalka Sh/dhexe oo ku dhagnaa Xarunta Madaxtooyada Maamulka Hirshebelle.
https://youtu.be/N5I81-k_a18
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0