Home Afsomali Taliye ka tirsanaa madaxtooyada oo goordhaweyd toogasho lagu dilay gudaha Muqdisho

Taliye ka tirsanaa madaxtooyada oo goordhaweyd toogasho lagu dilay gudaha Muqdisho

taliye ku xigeenkii ciidamada kooficad casta madaxtooyada ayaa goordhweyd askari kale ku dhaxtoogtay isla madaxtooyada dhaxdeeda.

G/Sare cabdiraxmaan Cabdulle  Qoorgaab ayaa waxaa dilay askari isne ahaa taliye horin isla ururka madaxtooyada ahaa

Taaliyaha ayaa waxaa dilay askari ka tiran isla ciidanka ilaalada madaxtooyada xili  ku ay ku sugnaayeen gudaha madxtooyada ee magaalada muqdisho ,Warku wuxuu intaa ku darayaa in askari togtay talixigeenka gacanta lagu haayo isaga oo qaba dhaawac

Sarkaal joobgooge ahaa ayaa sheegay in muran la xarira xaga gunadaiyo mushaar ka ah uu soo kala dhaxgakay taliye ku xigeenka iyo askaruga  dilka geystay oo ahaa taliye horin

Dhimashada g/sare cabdi qoor gaab ayaa waxaa xaqiijiyey eheladiisa iyo qaar ka tirsan ilaaladiisa.

Cabdi qoor gaab ayaa ahaa taliye u xmageenka abaanduulka ciidamada tadaxtooyada

Ururka bolisya milatare ama koofiyad casta .

 

Dhanka youtube ka linkiga hoose 

https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.