Home Afsomali Taliyihii ciidamada ilaalada raiisalwasaare cumar cabdirashiid oo goordhaweyd geeriyooday

Taliyihii ciidamada ilaalada raiisalwasaare cumar cabdirashiid oo goordhaweyd geeriyooday

 

Taliyihii ciidamada ilaalada raiisalwasaare cumar cabdirashiidbcali sharma.arke Dhamme Nuur Xuseen Hakaar (Nuur Dheere) oo galabta ku geeriyooday Isbitaalka Erdogan (Digfeer) ka dib markii uu ku dhaawacmay qaraxii Hotel Dayax loo gaystay.

Nuur haakar ayaa tan iyo xiligii uu ku dhaawacmay qaraxii hotel dayax wuxuu ku jiray xaalad miir la.aan ah Koomo taasi oo uu garay heer dalka dibadiisa looqaadi kari waayey .

Geerida Taliyihii Ciidanka ilaalada Ra’iisul Wasaaraha Marxuum Dhamme Nuur Xuseen Hakaar (Nuur Dheere) oo ay waxaa xaqiijiyey qaar ka mid ah qaraabadiisa iyo saraakiisha  ciidanka dawladda.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.