Home Afsomali The ugandha government has spoken with the Chinese government about its...

The ugandha government has spoken with the Chinese government about its continued presence in Somalia

Uganda’s Prime Minister Ruhakana Rugunda, who is in New Vision, said he had a meeting with officials from China and called on all parties to end the crisis in Somalia.

Wang Yang, chairman of the largest party committee led by the delegation visited Uganda, said the Chinese government is ready to provide security and investment in the region as a whole. will be resolved to resolve conflicts in the region of the country, primarily to Somalia, South Sudan, Burundi and to address the issues of refugee issues.

Uganda, meanwhile, has deployed more troops to Somalia as part of the African Union Mission in Somalia (Amisom), which has been fighting the Al Qaeda-linked Shebab for over 20 years. to discuss the continued presence of Ugandan troops in the Amisom force and to double their time in the face of the weakness of al-Shabaab’s power.

Recently, it was told in the UN force in Somalia in the next few years will be moved across the country, claiming that the security forces need to secure their universal and effective way to ensure Somalia.

Ruhakana Rugunda, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, said the security situation in Somalia is still good despite the government’s lack of adequate training, but said there was no fighting between the troops and the Somali government.

Some countries, Ethiopia, Burundi, Kenya, Uganda, and other countries have troops in Somalia, which for taagerayay government against Islamists.

Dowladda Ugandha Oo Shiinaha Kala Hadashay Sii Joogi Taanka Ciidankeeda Soomaaliya

Resal Wasaaraha Dalka Uganda Ruhakana Rugunda oo wasreysi siiyay wargeyska New Vision ee kasoo baxa dalkaasi ayaa sheegay in uu kulan uu la yeeshay Masuuliyiin ka socda dalka China, isla markaana uu ka cod saday in gabi ahaan la soo af jaro dhibaatooyinka gobolka gaar ahaan gayiga Soomaaliya.

 

Wang Yang oo ah gudoonka sare ee xisbiga ugu weyn dalkasi oo hogaaminayay wafdigaasi booqashada ku tagay dalkaasi Uganda ayaa sheegay in dowlada China ay diyaar la tahay sidii ay guud ahaan gobolka ugu taareeri laheyd dhanka amniga iyo maal gashiga isagoona balan qaaday in dhawaan dowlada China ay qeyb kanoqon doono xalinta khilaafaadka kataagan dowr wadan oo ay ugu horeyso Somalia, South Sudan, Burundi iyo sidii wax loogu qaban lahaa arimaha qaxootiga kunool dalalkaasi.

 

Dhanka kale Mr Rugunda ayaa sheegay in dowlada Uganda ay ciidamo fara badan ka jogaan Soomaaliya kuwaa oo qeyb ka ah howlgalka ciidamada midowga Africa ee Amisom ee dagaalka kula jira Al shabaab isagoona carabaabay in Dowlada China ay ka doonayaan taageero sidii ay golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ay kala hadli lahaayeen in ay kusii nagaadaan Soomaaliya ciidanka Ugunda ee qeybta ka ah ee Amisom iyo sidii loogu sii laba jibaari lahaa waqtigooda intii laga wiiqayo awooda Xarakada Al shabaab.

 

Dhawaan ayey aheyd markii Qaramada Midoobey ay usheegtay dalalka ciidanka ka jooga Soomaaliya in sanadaha soo aadan ay iskaga bixi doonaan guud ahaan Soomaaliya, iyagoona sheegay in ciidamada amaanka dalka laga doonayo in amniga guud ahaan Soomaaliya ay si wanagsan u sugaan.

 

Dhanica kale Raisal wasaaraha dalka ugunda  Ruhakana Rugunda ayaa carabaabay In amniga Soomaaliya waqti xaadirkan aanu wanagsaneyn inkastoo ciidamada dowlada ay heystaan tababaro ku filan balse waxaa u sheegay in aysan jiran isku dhaf ciidan iyo habeynta ciidanka dowlada Soomaaliya.

 

Qaar kamid ah dalalka Ethiopia, Burundi, Kenya, Uganda, iyo wadamo kale ayaa waxaa ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya, kuwaa oo dowlada  mudo ka taagerayay la dagaalanka Xoogaga Al shabaab.

.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.