Home Afsomali U.K England Dhaqan Galka sharciga Caruurta lagu barayo galmada

U.K England Dhaqan Galka sharciga Caruurta lagu barayo galmada

Dowlada boqortooyada ingiriiska ayaa go.aansatay in ay dhaqan galiso shrciga sanada soo soocoto barashada xiriirka raga iyo dumarka xaga galmada ah

Sharcigaan ayaa lagu qasbi doonaa ardayda in ay bartaan casharada ku saabsan isu galmoodka

Arinta barashada galmada ah ayaa lagu bilaabi doonaa dugsiyada hoose iyo ku dhaexe ee dalkaas ardada dhigata ee da.doodu u dhaxeysa 4 jir iyo 16 sano jir ka in ay fadhiista fasalkada casharada galmada ah laga bixinaayo

Maamulada Dugsiyada Britain ayaa bilaabay bixinta cashada dowladu fasaxday ka hor intii aan waqtigiiba la gaarin dhaqan galka sharciga RSE relationships and sex education spat 2020 ka

Manhajka caruurta lagu barayo sida ugu fudud ee galmada loo sameeyo  iyo waxa ka dhalan kara hadii falkaasi dhaco

Sharciga ayaa saameynta ugu weyn ku yeelanayaa waalidiinta caruurtooda ay ku nool yihiin boqortooda U.K wuxuuna saameynta ugu balaaran  si toos ah ugu dhaceysaa waalidiinta caruurtoodu jiraan 4-ilaa 16 ka sano  ee qaadayana barashada galmada

Dugsiyada dalka U.K maamulayaashooda waxaa la faray in ay ardayda baraan relationships  and sex education  LGBTQ  oo laga wado lesbian  Gay bisexual Transgender  queer

Waxaana caruurta la barayaa dunida ay ku nool yihiin waxyaabaha looga dhaqmo  ay ka mid tahay galmadu  waxaana sharciga lagu qeexay in  hadii ay caruurtu arkaan lagan in oo is qabta ama laba haween ah oo isqabta ay tahay wax caadi ah  waxaana arintaa loogu sheegayaa in aysan ka argagixin dhaqankooda is galmooshaha ah

Waxaa ugu daran oo la barayo caruurta ka mid ah in ay badali karnaan jinsigooda lab ama dhedig kii uu doonaba ha ahaadee waxaana laga dhaadhicinayaa in ay gari wiil noqon karto wiilna gabar laga dhigi karo

Sharcigaa cusub wuxuu macalimiinta ku dhiiri galinayaa in ay xooga saaraan sidii caruurta  looga dhaadhicin lahaa casharada barashada galmada waxaana dhinaca kale qubaro loo xilsaaray arintaa ay diyaarinayaa buuqgaagta galmada iyo casharadii caruurta lagu shubi lahaa

Mashruucaan ayaa waxaa hoowshiida wado hey.ado ku taqasusay fasa haadinta iyo faaxishada  caruurta aduunka oo dhan  laguna magacaabo Family planning association  iyo Stonewall & Brook  waxay dugsiyada caruurka lagu baro galmada u soo diri doonaa dadka kuwoda liita sida lesbian  Gay bisexual si maskaxdooda logu shubo casharada galmada waxaana buugaaga la diyaariyey ka mid ah muuqaalo ay ku jiraa cowro iyo qaawanaansho fadeexad aabaheed iyo hooyadeed taas oo aan u wanaagsaneyn guud ahaaba in bulshadu aragto

Culuunta ardayda la siinayo ayaa dhamaantood  saldhig looga dhigyaa casharada galmada oo xiiisad kata diirada lagu saarayaa iyo sheekooyin laba haween ah ama laba rag ah ay isqabi karaan

Arintaa ayaa waxaa gacan weyn ka geysan doona hey.ad lagu magacaabo  PEARSON EDUCATION  oo sanadahaan danbe arimahaan dhiiri galin iyo abaabul ku heysay in caruurta la baro isu galmoodka

                                             Xuquqda waalidiinta

Waxay xaq u leeyihiin in aysan caruurtodu fadhiisan fasalada lagu bixinaayo casharada galmada ku saabsan balse marka uu sharcigaan dhaqan galo waalid kasta waxaa uu ku qansan yahay in ay carurtoodu ka qeyb qaataan casharada barashada galmada dalka oo dhan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.