Home New Look 2015 U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

U.S. Embassy Mogadishu, Somalia
@US2SOMALIA
·
@US2Somalia
reiterates its commitment to the defense of #PressFreedom. We condemn threats and violations against journalists and the free press in #Somaliland. We call on Somaliland’s leadership to respect, uphold and protect the right to freedom of expression.

Mareykanka ayaa war kasoo saartay Xadgudubyadda loo geysto Saxaafadda ku sugan degaanada mamulka Somaliland.

Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa cambaaraysay xadgudubyada ka dhanka ah weriyayaasha iyo warbaahinta xorta ah ee Somaliland.

Safaaradda ayaa ugu baaqday hogaanka Somaliland inay xushmeeyaan isla markaana ay difaacaan xuquuqda xoriyadda hadalka.

“Safaaradda Mareykanka waxay ku celcelinaysaa sida ay uga go’an tahay difaaca Saxaafadda. Waxaan cambaareyneynaa hanjabaadaha iyo xadgudubyada loo geysto suxufiyiinta iyo saxaafadda xorta ah ee Somaliland. Waxaan ugu baaqaynaa hoggaanka Somaliland inay ixtiraamaan, dhawraan oo ilaaliyaan xuquuqda xorriyadda hadalka” ayaa lagu yiri War kasoo baxay Safaaradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.