Home Afsomali Ugaas mahiigaan Somaliland inta 60 jir ka weyn iyo Xunbihii SNM ilaahey...

Ugaas mahiigaan Somaliland inta 60 jir ka weyn iyo Xunbihii SNM ilaahey dhub ha siiyo inta ay Nool yihiin  nabad galyio u helimeyno, Somaliland waa  Jeel Maamuus leh ee maaha  dowlad  nin ka  ku jirta jiida hore ee dagaalka hadaad dhimato ehlu naar baa tahay

Somaliland inta 60 jir ka weyn iyo Xunbihii SNM ilaahey dhub ha siiyo inta ay Nool yihiin  nabad galyio u helimeyno, Somaliland waa  Jeel Maamuus leh ee maaha  dowlad  nin ka  ku jirta jiida hore ee dagaalka hadaad dhimato ehlu naar baa tahay hadii laguugu dilana ehlu naaar baa tahay inta ay goor goor tahay iskaga baxa dagaalka dhulku waa dhul somaliyeed waxaa ku nool walaalihiina dagaalkaaguna waa xaq daro aada halkii aad ka timideen

Xuska 1da lulyo waa in hargeysa lagu qabtaa bulshadoo dhan xabsi ma wada deeqee mar qura aan ka wada qeybgalno  Waalidiinta cuqaasha iyo ganacsatda reer Somaliland ehelkiina iyo caruurtiina ka kaxaysta goobaha diriritu ka socoto dadka inta hartay hala badbaadiyo inta dagaalameysa ha isu tanaasusho.

https://youtu.be/UoPV3yMVhGo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.