Home Afsomali Ugandha oo safaf dhaadheer loogu lacagaha Muqdisho looga diro Askarta AMISOM

Ugandha oo safaf dhaadheer loogu lacagaha Muqdisho looga diro Askarta AMISOM

Lacagaha Muqdisho laga soo dirayo oo feel loogu jiro!!!!!

Qoysaska Ciidamada Uganda Ee Jooga Soomaaliya ayaa feel ugu jira in ay qataan Lacagaha Mushaar ahaan loo siiyo Ciidamadooda .

Bil walba 1-10 Waxa aad u buux dhaafiya Bangiyada iyo Xawaladaha lacagaha laga qaato Ee Dalka Uganda.lacagta ayaa Ciidanka loo Siyaa labo qeybood qeeb oo By Cash ay u qataan iyo qeeb oo Accounada loogu shubo.

1800$ ilaa 1500$ lacag u dhaxaysa ayay qoysaskaan ka qataan Bangiyada iyo Xawaladaha Kampala ku yaala.

Xogtaan waxa nala wadaagay mid ka mid ah Xawaladaha ku yaala Uganda .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.