Home Afsomali VEDEO warka xildhibaan hudo Axmed Cali Mane

VEDEO warka xildhibaan hudo Axmed Cali Mane

Xildhibaan Huddo Axmed cali Mane oo ka tirsan Mudanyaasha Baarlamaanka Dowlada fadaralka soomaaliya oo shir Jaradi ku qabatay Magaalada Muqdisho ayaa si heer sare ah u soo dhaweysay shirka isafgarad iyo aaya ka talin

Xildhiban hudo ayaa ka mid ah Xildhibaanada ka soo Jeedo Gobolada waqooyi ee dalka taasi oo laga soo doorto deegaanada sool sanaag iyo ceyn

waxaana shirkaani ka socdaa deegaanka Dooxada dagaar oo u dhow Dagmada ceerigaabo halkaasi oo iayda dadka deegaanku u mataleyso golaha shacabka waxayna u didhay Hambalyo diiran iyo Bogaadin

Huda ayaa sheegtay in shirkaas looga tashanayo mustaqbalka iyo aayaha Beelaha Baciido yoonis oo ay ka soo jeedo waxayna ku boorisay in beeshu muujiso isku duubni si ay danahooda u gaaraan .

waxayna Salaadiinta iyo Cuqasha waxgaradka dhalinyarada iyo Haweenka u soo jeedisay uguna Baqday in ay  shirkaasi Noqdo Mid lagu aflaxo

ugu danbeytiian Waxay Mahdcelin ka sokow ugu Baaqday in ay howsha Halaa ka sii wadaan si ay Mustaqlkooda u gaaraan

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.