Gudoomiye ku xigeenka mamulka gobolka banadir xildhibaano wasiiro odaysha dhaqanka ehelada marxuum siyaasi hogaamoye Maxamed Qanyara Afrax ayaa siwajir ah udhagax dhigay dhism masjid cusub kaa oo laga hirgilinayo goobta uu ku asan yahay marxuumka
Munasabad kooban oo madasha kadhacday waxaa hadalo u badan tacsi iyo mahadcc elin ka jeediyey dhaman masuuliyiintii kasoo qeyb gashay
Guud ahaana waxaa lasoo afmeeray kulamo kala duwan oo kaqabsoomayay qayba kamid ah magalada muqdisho waxaana duco loogu sameeyay marxuum Maxamed qanyara afrax ayna goob joog ka ahaa qabaailada kala duwan siyaasiyiin xildhibaano ganacsato iyo duubabkooda dhaqanka
Ugu dambenti xildhibaan abdiwali maxamed qanyare afrax ayaa u mahad celiyay dadyowgii kala duwnaa ee kaqeyb qaatay aaski dhagax dhigii iyo gunaanadkii sadawadka duca aqrint loosameyay marxuumka
hadimo sharafeedkani Oo Ahayd Mid Aad Uweyn Ayaa Gudoomiye ku xigeenka Aqalka sare iyo siyaasiyiin uu horkacayey Waxa Ay u geeyey Qoyskii uu ka baxay Marxuum Maxamed Qanyare Afrax Si Ay Murugada Ula Qeybsadaan
Kulankaan ayaa waxaa ka soo qeybgalay haldoorada Qaar Kamid Ah beelaha Soomaliyeed iyada oo ay ka dhaxmuuqdeen xildhibaanada labada aqal wasiiro siyaasiyiin madaxda dhaqanka Ganacsato iyo marti sharaf kale
Waxaana ay tacsi ahaan ugu tageen qoyskii uu ka geeriyooday allaha u naxariistee marxuum maxamed Qanyare afrax oo dhawaan Muqdisho ku geriyooday
Madaxdii Goobta Gaartay Iyo Siyaasiyiinta Ayaa Si Isku Mid Ah Umuujiyay Dareenkooda
kulan loogu duceynayey Marxuum maxamed Qanyare Afrax oo dhawaan Muqdisho ku geeriyooday isla markaana ay ka soo qayb galeen. Qaar ka mid ah xubnaha labada gole ee dowlada duubabka dhanka mamulka gobolka banadir ganacsato dhalinyaro iyo haween aya lagu qabtay magalada muqdisho
waxaana madasha loogu duceysnaayay marxuum siyaasi maxamed qanyare afrah oo mudo badan siyaasada dalka ku soo jiray
Allaha Unaxariistee Qaban qaabada Kulan loogu duceeynayo Mohamed Qanyare Afrax Ayaa Beesha aan Walaalaha nahay Ee Mudulood Waxay Ku Wareejiyeen Gudiga Qaban qabadda kulanka baroor-diiqda iyo ducada ah 10 Neef Oo Geel ah Iyo Gaari Buuxa Oo Raashin ah.
Allaha Unaxariisto Mohamed Qanyare Afrax Sidoo klena Kaalinta Walalanimo ee Mudulood allaha ka Abaal Mariyo Wanaagooda iyo Garashadooda.
masuuliyiintii goob ka hadlay ayaga si isku mid ah ugu duceeyeen marxuumka ayagoo ka sheekeeyey wax qabadkiisii