Home Afsomali VIDEO Aqalka “Gobolka Banaadir Xaq ayey u leeyhiin in ay aqalka sare...

VIDEO Aqalka “Gobolka Banaadir Xaq ayey u leeyhiin in ay aqalka sare Xubno ku yeshaan

Gudoomiyaha aqakka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi oo wareysi gaar ah siiyey tvga bulsho ayaa faahfaahin  ka bixiyey ujeedka iyo waajibaadka horyaala sanatorada aqalka sare  .

Gobolka banaadir wuxuu ka mid ahaa 18kii Gobol ee lagu qoondeetey awoodqeybsiga dalka haatana wax xubno ah kuma laha aqalka sare  hadaba sanator cabdi xaashi ayaa sheegay in gobolka Banaadir xaq u leeyahay in ay xubno ku lahaadaan Xilldhibaanada aqalka sare waxaana uu xusay in ay qorsheynayaa arintaasi  mudanayaasha labad aqal .

Ugu danbeyntiina madaxweynaha jamhuuriyada haduu aado safar dalka dibadiisa ah  sharciyan waayo cida xilkaasi sii qabnaysa sanator cabdi xaashi cabdilaahi oo aan arintaasi qax ka weydiinay ayaa sheegay in ay dastuurka dalka ku qran tahay in uu gudoomiyaha baarlamaanku sii ahaanayo kusime madaxwene.

https://youtu.be/paZuFMTwuLc

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.