Home Afsomali VIDEO Ardayda Dugsiyada dalka qaarkood oo ku biitey ciidamada qalabka sida lagana...

VIDEO Ardayda Dugsiyada dalka qaarkood oo ku biitey ciidamada qalabka sida lagana dhigay saraakiil

Ardayda Dugsiyada dalka qaarkood oo ku buurey ciidamada qalabka sida lagana dhigay saraakiil

Ku dhawaad 50 sarkal oo ka tirsan ciidamada boliceka somaliyeed isla markaana tababar ciidadan ugu maqnaa mudo 15 Bilood ah dalka yugandha  ayaa dib ugu soo laabtay  magaalada muqdisho .

Waxaana garoonka diyaaradaha adan cade international airport ku soo dhaweeyey taliyaha ciidanka Boliceka somaliyeed iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada .

Qaar ka mid ah saraakiisha tababarka soo dhameysatay ayaa gudaha garoonka ugu waramay golaha midnimada somaliyeed Somali cumunity 311 cafiiska u ku leeyahay magaalada Muqdisho .

Waxayna sheegeen sida ay ugu faraxsan yihiin imaatinkooda magaalada Muqidsho xili ay yihiin saraakiil ciidan bolice ah ayna tababarka ay soo qaateen ugu shaqeyn doonaan dalkooda hooyo .

Taliyaha ciidanka Boliceka somaliyeed sareeye gaas Maxamed Sheikh Xasan Xaamud oo ka hadlay soo dhaweynta saraakiishaan ayaa xusay in ciidamadaani ka qeybqaadan doonaan howlaha xasilinta doorashooyinka dalka ka dhacaya

Leyli saraalkiishaan ayaa munasibad soo dhaweyn ah loogu sameeyey xarunta akadeemiyada ciidanka ee iskoola bolisiya

waxaana halkaasi kula hadlay taliyaha dugsiga tababarka boliska g.sare Cabdi Karin

Leyli saraakiishaan ayaa mar kale tababar ku qaadanayaa iskoola bolisiya si ay ula jaanqaadaan saraakiisha hore halkaa ugu sugneyd waxna uga ogaadaan sharciga iyo sharuucda ciidanka boliska somaliyeed

Previous articleKenya oo ay ku xun tahay Arinta bada diidayna in maxkamadu qaado kiiska dacwada somaliya badeeda ay ku boobeyso Kenya
Next articleVIDEO naga Suga banaanbax lagu diidan yahay damaca Kenya ee Biyaha Somaliya oo ka dhacay Magalaada Muqdisho ( DAAWO SAWIRADA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.