Home Afsomali VIDEO Baarlamaanka oo loogu Baaqay in u wax ka qabto kursiga Jufada...

VIDEO Baarlamaanka oo loogu Baaqay in u wax ka qabto kursiga Jufada gabane

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen madaxdhaqameydo siyaasiyiin waxgarad dhalinyaro iyo haween ka soo jeedo gobolada dhexe  ayaa laga soo saaray warsaxaafadeed dhowr qodob ka kooban .

Waxaana kulanka lagu lafagurey kursiga beesha reer xaaji saleebaan ee gaabane cida xaqa u leh iyo sababta kahilaafka keenta

Waxaana Baarlamaanka cusub loogu baaqay in ay si cadaalad ah u baaraan kurisiga oo ay  sheegeen in uu yahay mid haweenku leeyihiin

Dhamaan masuuliyiintii iyo madaxdii goobta ka hadashey oo ay ku jirtay caasha caaji Cilmi iimaan ayaa waxaa hadaladii ka mid ahaa sidaan

Ugaas Cabdulaahi Ugaas faarax oo kulanka soo xiray warsaxaafadedka ka dib ayaa baaq u direy madaxda sare ee dowlada iyo gudiyada doorashooyinka dalka ka dhacay.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?sort=dd&shelf_id=0&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.