Home Afsomali VIDEO Banaanbax lagu diidan yahay Bixinta saldhiga berbera oo ka dhacay safaarada...

VIDEO Banaanbax lagu diidan yahay Bixinta saldhiga berbera oo ka dhacay safaarada imaatka ee London

Banaan baxayaasha ayaa ku buuqay wariyihii warka ka duubayey ka dib markii ay fikirka ku kala duwanaadeen

Waxayna kala taageereen in la bixiyo saldhiga iyo in la diido

Banaanbaxayaasha ayaa intooda badan  ahaa kuwo ka soo jeeda gobolka Owday halka qaarkodna ay haayeen reer berbera balse sida laga dhadhansan karo wariyaha warka uu sameeyey ayaa ahaa mid uu kaga duwanaan waxa meesha ka dhacayey

Waxaana warbixinta ka muuqatay in uu yahay mid haldhinac u xaglinayey.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here