Home Afsomali VIDEO Barakacayasha Degaanka Garasbaalay waa kuwo aan soo dhacsan karin Alyoomkooda...

VIDEO Barakacayasha Degaanka Garasbaalay waa kuwo aan soo dhacsan karin Alyoomkooda iyo baaq ay jeediyeen ( DAAWO SAWIRADA )

Dadkaan oo u badan naafo haween iyo caruur agoomo ah ayaa ku nool mid ka mid ah xeryaha lagu barakacay ee deeganka garasbaaley ee duleydka  magaalada Muqdisho

Waxaana tiro ahaan ay dhan yihiin ilaa 180 qoys oo qaba baahiyaha gaarka ah ka sokow ma heystaan in badan oo noloshooda kaabi lahaa sida waxbarasho caafimaad musqulo guryo iyo wixii la mid ah waxaana arimaahaas ka hadlay gudoomiye ku xigeenka naafada Macalin Nuur yarrow oo warbaahinta la hadlay

Qaar ka mid ah dadka jilicsan ee  aan helin Karin alyoomkooda ayaa dareenkooda ka fal celiyey

Cabdulaahi Cabdi Maxamuud gudoomiyaha arimaha bulshada ee deegaanka garas baaley ayaa ka dalbaday maamulka Gobolka banaadir dowlada fadaraalka beesha caalamka iyo dhamaan  bulshada somaliyeed in ay gargaaraan walaalahooda lana siiyo waxyaabaha noloshooda lagama maarmaanka u ah

??
??
??
??
??
??
??
??
??
??
??
??
??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.