Home Afsomali VIDEO Barnaamijka badda iy dacwadiisii oo Kenya diiday

VIDEO Barnaamijka badda iy dacwadiisii oo Kenya diiday

https://youtu.be/_JzDaxj-c6c

Maxkamada Aduunka ee ICJ oo go’aan ka gaaraysa Dacwada Badda ee Kenya iyo Soomaaliya

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Qarammad Midoobay (ICJ) waxay soo jeedin doontaa go’aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee dacwadda soohdinta badda ee ay Soomaaliya ku soo oogtay Kenya.

Guddoomiyaha Maxkamadda ayaa ku dhawaaqi doona go’aanka Maxkamadda Galabnimada Khamiista, 2-da Febraayo 2017.

Go’aanka Maxkamadda looga fadhiyaa waa in ay dacwadda gasho sida ay Soomaaliya dooneyso ama in ay u aragto in aanay geli karin dacwaddan sida ay Kenya dooneyso.

Maxkamadda Xarunteedu waa magaalada Hague ee dalka Netherlands..

https://youtu.be/N5I81-k_a18

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.