Home Afsomali VIDEO Burburin aan inaba caadi aheyn dhamaan sharciga waa loo siman yahay...

VIDEO Burburin aan inaba caadi aheyn dhamaan sharciga waa loo siman yahay waa dhamaatay la jiifiyaana banaan la joojiyaana banaan

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku burburiyey   dhismo kaladuwan howlgalo ay kawadeen Magaalada Muqdisho

dhismooyinka la burburiyey waxaa ka mid ahaa guryo waaeyn oo qaarkood dhagax iyo shub ka sameysnaa waxaana uu sheegay in dhulkaasi ah dowladu laheyd horeyna digniin loogu diray ayna ka dhaga adeygeen waxaana uu intaa ku darey in ay tahay amaano shacabku leehay haatan ay dowladu kla wareeh\gtay

howlgalkaan oo uu horkacayey Gudoomiyaaha Gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho cabdiraxmaan cumar yarisow ayaa waxaa uu  ku burburiyey dhismooyin la sheegay in ay yihiin dhulka danta guud ah ay  shacab soomaliyeed uga dhisteen guryo  xarunta garoonka jenyo  magaalada Muqdisho

gudoomiyaha oo goob joog  ka ahaa howlgalka ayaa markii uu soo dhamaaday saxaafada uga warbixiyey ujeedka iyo danta laga leeyahay burburita guryaha laga dhistay dhulka danta guud

wuxuuna ugu danbeytii digniin u direy dadka dagan dhulka ay leedahay dowlada iyo kuwa dhistay hareeraha wadooyinka oo uu sheegay in hadii ay amarkaan ka dhaga adeygaan maamulkisu ay ka go,an tahay in uu burburiyo dhul kasta oo shari daro lagu dhistay,


 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.