Home Afsomali VIDEO Cali Gurey : Gudoomiyaha wakiiladu waa danbiile Carabna Berbera lama keeni...

VIDEO Cali Gurey : Gudoomiyaha wakiiladu waa danbiile Carabna Berbera lama keeni karo

Siyaasi Cali Gurey oo kamid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye oo ka hadlay heshiiska saldhiga militari ee Berbera ayaa eedayn kulul ujeediyay gudoomiyeyaasha golaha guurtida iyo kan golaha wakiilada.Eedaynta kulul uu jeediyay kadib waxa uu sheegay inaan Carab la keeni karin garoonka Berbera hadii ay arintaas dhacdana iyaguna ay keeni doonaan Itoobiyaan ayna siin doonaan garoonka iyo dekada Berbera.Cali Guray waxa uu ku goodiyay in Itoobiyaanku la xoreyn doonaan garoonka.Hoos ka daawo hadalada kulul uu jeediyay siyaasi Cali Gurey

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.