Home Afsomali VIDEO Caruur Agoomo iyo darbi jiif ah oo Muqdisho Ku dayacan

VIDEO Caruur Agoomo iyo darbi jiif ah oo Muqdisho Ku dayacan

Maamulka  iyo masuuliyiinta Xarunta Dhaqan celinta Caruurta Derbi jiifka ah iyo Agoonta ee daryeel ayaa ka deyriyey xaalada dhaqaale xumo oo la soo derista .

waxayna shirjaraid oo ay qabteen saxaafada uga warbixiyeen isbedelka ku yimid tan iyo markii ay talada la wareegtay xukuumada cusub ee uu madaxweynaha ka yahay maxamed Cabdulaahi Farmaajo .

Madaxa Xarunta Daryeel Xaliimo Cabdulle Cali oo gacanta ku heysa in ka badan 200 , oo wiil ayaa sheegtay in uu hoos u dhac dhaqaale soo fodo saaray ayna qarka u saran tahay in xarunta lagu kala dareero maadaama la waayey gacantii ay ka heli jireen Dowlada somaliya iyo hehy,adaha deeqda bixiya

Xaliimo ayaa Madaxda dowlada ugu baaqday in ay badbaadiyaan caruurtaan agoomaha ah si au u helaan Mustaqbalkooda

qaar ka mid ah caruurta oo dareenkooda ka hadlay ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin waxbarashada ay heystaan

Ubax Maxxamuud Nuur waa mid ka mid ah ururada bulshada waxayna sheegtay in maamulka cusub ee Gobolka Banaadir oo ka jaray dhaqaale horey loo siin jirey waxayna ku baaqday in wax loo qabto caruurtaan agoomad ah

Xarunta Dhaqan celinta Caruurta Derbi jiifka ah iyo Agoonta ee daryeel waxaa bariir  iyo qudaar aan hilib laheyn u kariya hey.ada laga leeyahay dalka turkiga

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.