Kulan Balaaran oo ay Muqdisho ku yeesheen Culumada Somaliyeed ayey kaga hadleen Xaalada Masjidka Al Aqsa iyo Xiyiraada yahuudo ku soo rogtay in ay Muslimiintu Salaada ku dukadaan
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Xubno ka kala socday bahda Culumada Diinta sida hey.adda Culumada Soomaaliyeed Majmaca Cumada iyo Culumada Ahlu suna Waljameeca kuwaas oo doodo ka yeeshay arimaha falastiin iyo daanta galbeyd ee Qudusta Barakeysan
qaarka Mid ah Madaxda culumada Diinta ayaa sida wada jir ah muslimiinta Caalamka ugu Baaqay in ay ka dhiidhiyaan tacadiyada ay sameyneyaan Ciidamada Israaid oo ay ka mid tahay Xayiraada galida masjidka Alaqsa iyo diidmada dukashada salaadaha
Dalka falastiin ayaa yahuuda dagaal kula jira waxaana inta badan ka dhaca tacadiyo xaga Bini aadamka ah.
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view