Home Afsomali VIDEO Cumar Shariif Jeeg yaanan gabaad laga dhigan dhagxaan iyo wadooyinka oo...

VIDEO Cumar Shariif Jeeg yaanan gabaad laga dhigan dhagxaan iyo wadooyinka oo shacabka laga xiro ( DAAWO SAWIRADA )

Gudoomiyaha Degmada Xamar Wayne Oo Ka Qayb Qaatay Olole Nadaafadeed Oo Ka Dhacay Muqdisho

Gudoomiyaha dagamada Xamar weyne Cumar Shariif Jeeg oo ay wehlinayeen gudoomiya Ku xigeenka maamulka ariamaha Bulshada basmo Caamir iyo Xubno ka socday ururka haweenka qaran ayaa si wada jir ah olole nadaafadeed waxaa ay uga sameeyeen dhismayaasha ugu cansan ee Magaalada Muqdisho oo ay ka baxeen geedaha loo yaqaan cali garobka ama jeed yahuudka

ololahaan ayaa waxaa ka qeybqaadanayey qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan dagmada Xamar weyne oo uu horkacaya maamulka dagmadu

 

ugu horeyn waxaa faahfaahiyey ujeedka iyo danta laga leeyahay ololahaan gudoomiya dagmada wuxuuna cadeeyey sida maamulkoodu uga xun yihiin  In isbaaroooyinka  dhagxaan ,iyo geedaha gabaad laga dhigto

sido kale gudoomiye ku xigeenka maamulka arimaha bulshada basma caamir ayaa digniin culus u dirtay ganacsatada iyo bulshada kale ee ku dhaqan nawaaxiga tiyaatarka qaran iyo guriga hooyooyinka oo ay  qashin iyo geedo buuxiyeen

Xubno ka socdo Ururka haweenka qaranka ayaa ka mahadceliyey howlasha balaaran ee uu qabtay maamulka dagmada xamar weyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.