Home Afsomali VIDEO DEG DEG Hada Waxa Banaan Baxyo Ka socdaan Magaalada Muqdisho Laga...

VIDEO DEG DEG Hada Waxa Banaan Baxyo Ka socdaan Magaalada Muqdisho Laga So Horjedo Trum

Boqolaal dadweyne ah ayaa Salaadii Jimcaha kadib maanta isugu soo baxay Magaalada Muqdisho, kuwaas oo si aad uga xumaan Go’aankii Madaxweynaha Mareykanka uu Caasimadda Israel ugu Aqoonsaday Magaalada Barakeysan ee Qudus.

Dibadbayaasha ayaa watay Boorar ay ku xardhanyihiin Erayo ay ku cambaareynayaan Madaxweyne Trump.

Qaar ka mid ah Dibadbaxayaasha oo la hadlay saxaafadaa yaa sheegay in tallaabada uu qaaday Madaxweynaha Mareykanka ay tahay mid uu si cad ugu gar daroonayo dhammaan dadka Muslimiinta ah.

Hadalka madaxweynte traam ayaa noqday mid caalamka islaamka dareen mideysan ay ka qaateen wuxuuna sababtay in ay wadamo badan oo dunida ah ay ka dhacaan banaanbaxyo looga soo horjeedo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.