Home Afsomali VIDEO Dowlada oo loogu baaqay in ay fara galinta ka deyso maamul...

VIDEO Dowlada oo loogu baaqay in ay fara galinta ka deyso maamul goboleyda ayna dhisto Maamul uu yeesho Gobolka bnaadir

kulankaan ay iskuugu yimaadeen xubno iskuugu jira odoyaasha dhaqanka beelaha qaarkood xildhibaano  siyaasiyiin aqoon yahano dhalinyaro hawen iyo wax garad kale ayaa looga arinsanayey Maamul u sameynta Gobolka banaadir iyo qaabka dowladu ula dhaqanto maamulgoboleyda qaarkood oo ay sheegeen in ay saluugsan yihiin .

waxgaradkii madasha ka hadlay ayaa isku aragti midaysan ka qaatay in in la dhiso maamulka |Gobolka Banadir waxayna intaa ku dareen in  ay dulman yihiin maamulada hirshabe iyo galmudug state iyaga oo madaxda sare ee dowlada ugu baaqeen in ay fara galinta ka daayaan waxaana ka mid ahaa hadaladood in ay dowladu fara galinta ka deyso maamul goboleyda

ugu danbeyntii waxaa gogosha wada tashiga laga soo saaray bayaan ay ku mideysan yihiin oo uu saxaafada u aqriyey   Xildhibaan Mahad cabdi dhoore oo k atirsan Xildhibaanada maamulka

Koofur galbeyd somaliya ……

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.