Home Afsomali VIDEO Dowlada Somaliya oo dib u heshay maamulida hawada dalkeeda Madaxweynaha oo...

VIDEO Dowlada Somaliya oo dib u heshay maamulida hawada dalkeeda Madaxweynaha oo Xariga ka jaray 27 sano ka dib ( DAAWO SAWIRADA )

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Golleyaasha kale ee Dowladda ayaa Maanta ka qeyb galay Xaflad lagu shaacinayay in Soomaaliya ay la soo Wareegtay Maamulka Hawada Soomaaliya oo Awal laga Maamuli jiray Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya,waxaana Xarunta Maamulka Hawada Soomaaliya Xariga ka jaray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.