Home Afsomali VIDEO Ehelada iyo qaraabada dhalinyaradaan Hargeysa ku xiran in ka badan 10...

VIDEO Ehelada iyo qaraabada dhalinyaradaan Hargeysa ku xiran in ka badan 10 sano oo dalbaday in Xabiyda Xamar lagu soo Wareejiyo ( DAAWO SAWIRADA )

Shir jaraid oo ay Muqdisho ku qabteen ehelada Maxaabiis ku xiran xabsi ku yaal magaalada heyrgeysa ayey beesha caalmka iyo Qaramada Midoobey ka codsadeen in lagu soo wareejiyo labaatankaa dhalinyarad ah xabsiyada ku yaal magaalada Muqdisho

ehelada iyo qaraabada dhalinyaradaan ayaa sheegay in ay ahaa kaluumeysato ayna gacanta ku dhigeen ciidamada badda ee talyaaniga oo qeyb ka ah kuwa la dagaalnaka burcad badeeda somalida

waxaana mudo ay ku xirnaayeen xabsi ku yaal jesiirada siishalis ka dibna loo wareejiyey xabsi ku yaal deegaanada maamulka somaliland gar ahaan magaalada heyrgeysa .

Cabdi weli Axmed Cabdsulle iyo qaar kale o ka mid ah qaraabada oo warbaahinta la hadlay ayaa ka codsay  beesha caalamka qaramada midobay iyo heyadaha xaquul insaanka in laga soo wareejiyo xabsigaas lana keeno koofurta dalka sida ay  iyagu jecel yihiin maadaama ay reer Muqdisho yihiin.

maxaabiis somaliyeed oo  qaraabadoodu sheegeen in ay ku dhibaateysan yihiin xabsi ku yaal gudaha magaalada Hargeysa ayna qabaan halis caafimaad  sida ay sheegeen cudurada sambabada iyo kuwa neefmareenka ayna heyso ka warqabid la,aan iyo daryeel xumo radaadisay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.