Home Afsomali VIDEO Farmaajo Iyo Jawaari Oo Shir Jaraa’id Wada Jir U Qabtay ...

VIDEO Farmaajo Iyo Jawaari Oo Shir Jaraa’id Wada Jir U Qabtay iyo Jawaari oo sheegey in uu nabada u hiiliyey

Shirkaan i jaraa’id si wadajir oo ay si wada jir ah u Qabteen Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulahai Farmaajo iyo Gudoomiyihii is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka dhacay Qasriga Madaxtooyada ee Villa Somaliya .

Jawaari oo shirka jaraa’id ku horeeyay ayaa sheegay in uu Shirkan jaraa’id u qabtay in Madaxweynaha iyo dadka Soomaaliyeed u xaqiijiyo in uu xilka ka degayo Shirka ugu hoeeyo ee uu golaha baarlamanku yreesho

 Dhinaca kale ,Madaxweyne Farmaajo oo isna shirka jaraa’id ka hadlay ayaa uga mahad celiyay  Jawaari go’aankii taariikhiga ahaa uu qaatay , waxa uu sheegay Madaxweynaha in Jawaari yahay nin nabadoon ah oo qaranka wax badan usoo qabtay.

Shirkan jaraa’id ay wada qabteen Madaxweyne Farmaajo iyo Jawaari ayaa imaanaya kadib wadahadlo u  saacadayMaalmihii la soo dhaafay , waxa uuna Gudoomiye Jawarai horey ugu  dhaawaaqay in uu iska casilay Xilkii uu hayay ee ahaa gudoomiynimda Golaha Barlamaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.