Home Afsomali VIDEO Farmaajo oo sheegay Ajandaha Shirka Amniga oo beydhabo ka furmay

VIDEO Farmaajo oo sheegay Ajandaha Shirka Amniga oo beydhabo ka furmay

Madaxweynaha jamhuuriyada FD Somaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo  ayaa ka furay Shirka Golaha Amniga Qaranka Magaalada Baydhaba ee Xaruta Gobolka baay …

Shirka Golaha Amniga Qaranka ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxda ugu sareysa dalka, Maamul goboleedyada, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Gobolka Banaadir.

Ajandayaasha looga hadlayo shirka ayaa waxaa ka mid ah amniga dalka, hanaanka doorashooyinka 2020, federaaleynta, isku dhafka iyo tayeynta ciidamada dastuurka iyo qodobo kale.

waxaana uu yiri Madaxweyne Farmaajo oo shirka furey

Madaxda maamul goboleedyadda iyo dowladda dhexe ayaa gaaray Magaalada Baydhabo, waxaana socday kulamo kala duwan oo looga hadlaayay Xaaladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.