Home Afsomali VIDEO Goof la yaal Sheegay in dhulkooda habeenkii lagu kala baxo la...

VIDEO Goof la yaal Sheegay in dhulkooda habeenkii lagu kala baxo la kala iibsado lana cabirto

kulan ay iskugu yimaadeen  xubno ka socday Mid kamida beelaha soomaaliyeed ayaa waxa ay kaga hadleen dhul ay leeyihiin  oo si xatooyo ah u kala iibsadaan dalaalleey iyo shirkado ganacsiga iyaga oo xusay in si dhuumaaleeysiya habeenkii la cabiro dhulalkani.

Odayaal dhaqameedka beeshani ayaa waxa ay baaq iyo digniin u direen shirkadaha ganacsi ee doonaya in ay dhulal iibsadaan iyo dulaaleyda caadeysatay iibinta dhulalakooda  waxa ayna sheegeen in dhulkaasi uusan beec aheen dhulka  u dhaxeeya deegaanleey iyo caliyaale ee gobolka shabeelaha dhexe.

odoyaasha dhaqanka ka jilib ee beesha bariise Mataan oo ka tirsan beeel weynta Abgaal Cusmaan kuwaan oo deegaanadoodu yihiin inta u dhaxaysa caliyaale iyo deegaanley oo hoos taga dagmada Balcad ee GobolkaShebeelaha dhexe

qaar kamida odayaal dhaqameedka beesha bariise mataan oo ka hadlaya arintani.ayaa waxay kala ahaayeen

Nabadoon Maxamed Toxob

Nabadoon Axmed Qaasin

Nabadoon Cali Xasan Jiis

Nabadoon Abuukar Axmed Sheikh

Nabadoon Cali Yuusuf Guure

NabadoonCumar bashiir Nuur

Nabadoon Cabdi Sheikh Mxamed iyo Kuwa kale

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.