Home Afsomali VIDEO Guddi Xildhibaano ah oo loo Xisaaray in ay soo baaraan cidii...

VIDEO Guddi Xildhibaano ah oo loo Xisaaray in ay soo baaraan cidii ka danbeysay dilal qorsheysan oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo

Golaha Shacabka Oo Guddi U Saaraya Dhacdadii Gaalkacyo

Kadib Dilalal Qorsheesan  Oo Siyaabo Kala Duwan Loogu Geesta Dad Shacab Ah Oo Aan Waxba Galabsan  Magaalada Gaal Kacyo Ee Gobolka mudug Ayaa Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya Kulankooda Waxa Ay Ku Gorfeeyeen Arintaasi

Xidhiban Shariif Cabdalla Xidhibaan Geeseey Xidhubaanad dahabo  Iyo Mudanayaalka Kale Ayaa Si Aad Uga Dhii Dhiyay  =Arinta Foosha Xun Ee Dhacday Waxaana Ay Ku Til Maa Meen In Ay Tahay Mid Waxoosh Nimo Oo Laga Xumaado Islamarlkaana Ubaahan In Si Dag Dag Ah Loo Baaro  Loogana  Jabaabo

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamad Mursal Oo Kulanka Shir Gudoominaye Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Gudi Isku Dhaf Ah Oo  Baaritaan Ku Sameeya Sida Ay Wax Udhaceen Iyo Cida Ka Dambeysay Lamagacaabayo

 

Kulankii 18-aad oo qeyb ka ah Kalfadhiga shanaad ee golaha shacabka ayaa maanta u baaqday kooram la’aan, kadib markii ay soo xaadiri waayeen inta badan xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

 

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo soo galay hoolka xarunta baarlamaanka ayaa u ogolaaday xildhibaanada in ay ka aragti dhiibtaan dilkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

 

Xildhibaanada ka qeyb qaatay doodaasi gaarka aheyd ayaa badi ku taliyay in loo saaro dhacdadan guddi gaar ah oo soo baara, sida ay wax u dhaceen.

Intaasi kadib guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in guddi isku dhaf ah ay u saari doonaan dilkaasi arxan darrada ah.

 

Ugu dambeyn guddoomiye MMursal ayaa ugu baaqay xildhibaanada golaha shacabka in ay dalka ku soo laabtaan, kana soo qeyb galaan kulamada caadiga ah ee baarlamaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.