Gudigi ay iska soo xuleen odayasha dhaqanka somaliyeed oo aykamid ahaayeen dubabka dhaqanka nabadooni iyo siyaasin ayaa siwada jir ah tacsi ugu direen 6 kamid ah ilaalada siyaasi cabdiraxman cabdi shakuur oo goor siihoreysay wareeer aykuqadeen ciidama katirsan dowlada guri uu dagnaa siyaasiga
Boqor cabdilahai geedi shadoor oo lahadlay warbahinta yaa dhamaan ehelka iyo qarabada ay kabexeen marxuuminta ugu tacsiyeey falkaas
Imaam maxamed yuusuf oo ah imamka belaha hiraab ayaa isna dadka igu baqay iney qaatan qadar eebe
Gudoomiyaha adoayasha dhaqanka beelaha habar gidir abukar ganey ayaa kamid ahaa dadka tacsida diray waxa uuna shegay hadii dadka aykabaxeen wiilasha ay duugan lahayeen iheladooda ay noqon laheyd mid aykusabraan ehelka iyo qarabada
Dhamaan dadkii kasoo qeyb galay ayaa kasinaa tacsida ay usdireen dhaman dadkii kuheryoday werarkii dowlada ay kuqaday guriga cabdiraxman cabdi shakuur
Ugu danbeyntii odayasha ayaa baaq nabaded udiray lawada nidhac ee wax iska tabanaya
Waxay ugu baaqeen iney qataan tala soo jidanta odayasha dhaqanka gaar ahaan gudiga maanta shirka kuyeshay magalada muqdisho
Mucaradka iyo dowladana ay noqdaan kuwa kawada shaqeeya nabadeenta somalia