Home Afsomali VIDEO Gudoomiyaha Maxkamada Galmudug Oo sheegay in uusan galmudug ku matalin shirarka...

VIDEO Gudoomiyaha Maxkamada Galmudug Oo sheegay in uusan galmudug ku matalin shirarka uu ka qeybgalayo madaxweynihii hore ee Malmudug

Yaxye Sheikh Cali oo ah Gudoomiyaha Maxkamada maamulka galmud oo Muqdisho  shir jaraid ugu qabtay saxaafada ayaa ka hadlay xaaladadaha deegaanada gal mudug

Shirka ka socda jabuuti iyo go.aanka maxkamadu ka qaadatay khilaafaadka jira madaxda maamulkasi

Gudoomiyahay ayaa xusay in Maxkamadu qaadatay natiijadii ka soo baxday xildhibaanada maamulka Galmud ay xilkii kaga qaadeen madaxdii

ugu sareysay ee maamulkaasi isla markaana ay dhacayso doorashadu xiliga loo qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here