Home Afsomali VIDEO Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Somali youth power Xamdi Xasan M yalaxow oo...

VIDEO Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Somali youth power Xamdi Xasan M yalaxow oo Muqdisho Ku qabatay Munaasibad lagu taageerayey Dowlada FD ( DAAWO SAWIRADA )

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Somali youth power Xamdi Xasan M yalaxow oo Muqdisho Ku qabatay Munaasibad lagu taageerayey dowlada oo ay ka qebgaleen in ka badan 500 oo dhalinyaro ah

Kulan ay Soo qaban qabiyeen ururka somalia youth power kaasi ay  kumidesan yihiin dhalinyaro somalia ayaa kaqabsomay magalada muqdisho kulankan ayaa ujerdisiisu tahay tageera loo muujinayo dowlada waqtigan dalka kataliso waxaana kasoo qeybgalay dealinyaro tiradooda kor  udhafeyso 500boqol uruada bulshada faniin siyaasin xildhibaano ugu Noreen waxa  gobta kahadlya gudomiyha ururkaa xamda xasan maxamuud.  Oo kashekeysay caqabadaha ay  kala kulantay geedigii dheera ay  kusoo dhistay dhalinyarada ururka ay  kimedesan yihiin waxayna aad ugodadisay hananka shaqo ee dowlada somalia waxayna umahadsaqday dhalinyarada waqtigii aad ka kala shaqeeyay hirgilinta fikradan ay  kumidesan yihiin in kabadan 500 oo dhalinyaro somalia Dhankale waxaa  madasha kahadlay qaar kamid ah xildhibanada federalka somalia oo ay  kamid tahay Xildhiban canab xasan cilmi waxayna Ku dheeratay kashekeynta muhiimada ay  dalka uleyihiin dhalinyarada somalia waxayna isdul istagtay dhalinyarada iney umidoban garab istaaga dowlada iyo lashaqeynta       gunanadkii waxay dhalinyarada xildhibanada kula dar darantay in aanu marnaba aqbalin in laniyad jibiyo dhalinyarada oo waxay shegtay iney yihiin owaada 1aad ee wadanka

??

??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.