Home Afsomali VIDEO Gurmad ay waayeen laba qof oo ay ku duntay Kaawo ay...

VIDEO Gurmad ay waayeen laba qof oo ay ku duntay Kaawo ay dhagxaan ka qodayeen

War deg deg ah  Gurmad ay waayeen laba qof oo ay ku duntay Kaawo ay dhagxaan ka qodayeen

shalay galinkii hore ayaa la sheegay in ay duntay buur dhagax laga qodayey kuwaas oo eheladoodu sheegen in aanay gurmad ka helin maamulka dagmada kaaraan iyo kan Gobolka banaadir waxaana saqdii dhexe ee xalay eheladu is hoyaadeen xili ay weli ku hoos jireen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.