Home Afsomali VIDEO Haween weynaha Beesha Ciidagale oo si adag uga hadlay Gabay Fool...

VIDEO Haween weynaha Beesha Ciidagale oo si adag uga hadlay Gabay Fool xun oo Wasiirka Warfaafinta Somaliland ku aflagaadeeyay Haweenka Beeshaas, Madaxweyne Muuse Biixina ka Dalbaday inuu Xilka ka Xayuubiyo

Haween-weynaha Beesha Ciidagale ayaa si adag waxay  uga falceliyeen buug uu qoray Wasiirka wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland C.raxmaan Guri barwaaqo kaas oo uu si qaawan  ugu aflagaadeeyay haweenka ka soo jeeda beeshaas isagoo u adeegsaday gabay ka dhan ah anshaxa suugaanta iyo Milgaha dhaqan ee Soomaalida ay ku leeyihiin haweenku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.