Home Afsomali VIDEO sirtii heneri kalintoon “ISIS iyo Alqaadica waxaa aasaasay Yuhuud iyo mareykan...

VIDEO sirtii heneri kalintoon “ISIS iyo Alqaadica waxaa aasaasay Yuhuud iyo mareykan ” ISIS Israeli securer intelligence service

ISIS Israeli securer intelligence service

Heneri kalintoon ayaa faafisay in ururka ISIS labaatan sano ka hor uu abuuray mareykan una adegsaday wadaadi been abuur ah oo salakoodu yahay  yhauud kuwaas oo lagu faafiyey wadamada aasiya sida afqaanistaan bakistaa sacuudi iyo wadamo kale oo ay ka mid yihiin iraaq falastiin iiraan kurdistaan liibiya siiriya

waxaana ay sheegtay in markii hore raga gowraca dadka bilaabay ahaayeen rah yahuud ah balse markii danbe falsifadoodii ay ku baahday wadamo islaam ah kana dhaqan gashay

waxayna soo saartay filimo iyo wareysiyo laga qaaday yahuud iska dhigaysay wadaado iyo sababaha ka danbeeeyey in la adeegsado ragaan ka daawo magacyadii hore u laayeen iyo kuwa ay ku howl;galeen video ga hoose

 

dhanka kale Israel iyo Mareykanka oo ah dadka abaabulay argagixisada;

Mareykanku kol aan fogeyn waxa uu yiri, “muwaadiniinteydu haka soo faaruqaan Soomaaliya, sababo uu ku sheegay, weerraro argagixiso oo dhici kara ama dhici doonna iyo amniga goobaha muhiimka ah sida Ayroboorka oo aan la isku haleyn karin, xili walbana ay ka dhici karaan weerraro argagixiso”.

Mareykanku waa ma xishoode badaw ah oo hagardaamo badan, asiga ayaa waxani oo dhan ka dambeeyay oo abuuray, isla asiga ayaana oranaya amniga la iskuma haleyn karo, amni uu waa hore kufsaday ayuu hadda leeyahay la iskuma haleyn karo. Amnigaaga uus leh.

Mareykan iyo reer Galbeyd markii hore waxa ay sameeyeen shaqsiyaad u fuliya wax walba oo ay doonayaan, waa kaaba qabiiladii xiligaasi ee Muqdisho ka talin jiray e, kuwaasi oo ay u fangareyn jireen si ay u soo afduubaan cid walboo DIIN IYO IMAAN ka muuqato. Mudo yar kadib ayaa la gu baraarugay, afduubka lagu hayo shaqsiyaad cibaaado ehel u ah ee aannan gelin wax dembi ah. Dabadeed waxaa dhacday reer Muqdisho iyo culimadooda in ay is abuulaan si ay isaga caabiyaan afduubka iyo iibsiga lagu hayo.

Maalmo yar ka dib Mareykan waxa uu sameeyay koox uu u gu magac daray MIDOWGA LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA, kuwaasi oo ka koobnaa hagaamiye kooxeydyadii awoodda ku lahaa Muqdisho. Isla maalmo yar oo xiggay kadib, waxaa iyana dhidibada loo taagay MIDOWGII MAXAAKIIMTA ISLAAAMKA, kuwaasoo lidi ku ahaa, kuwa kale ee la baxay ‘la dagaalanka argagixisada’.

Labada kooxood, Mareykanku hal dhinac ayuu si toos ah u fangareynayay iyadoo ula jeedkiisu uu ahaa, in Soomaaliya ay noqoto dal argagixisada hooy u ah, hadhoowna uu ka sameysto wixii uu doono. Sida runta ah Argagixisada Mareykan ayaa abuuray. Sababta uu sameeyay urur Argagaxiso la dagaallama, ayaa ah in uu abuuro isla Argagixisada lafteeda, u gu dambeyna siduu uu doonayay ayaa u fulay.

Mareykan waa uu awooday in uu awood balaaran siiyo qolyihii la dagaalanka Argagixisada balse ma aysan dhicin midaas oo dhinaca ayaa dhulka loo dhigay, halka maraykanku uu dhinacii kale ee maxaakiimta siyaabo kala duwan oo aan toos gacantiisa u ga imaan uu u siin jiray HUB IYO DHAQAALO.

Maraykan iyo xulafadiisa TAATIKADII ay xiligaas dajiyeen, waa mid ilaa iyo hadda shaqeyneesa oo Soomaaliya iyo Dowladdeediiba ka dhaqaaqi la’dahay. Inkastoo ay TAAKTIKADAAN u shaqayday muddo badan, walina ay u shaqaynayso, haddana sida muuqata kama marna inay maleegayaan hadba hagardaamooyin iyo lugooyooyin hor leh, haba ugu cad-caddaadeen MAAMUL GOBOLEYDYADA DALKA ka dhisan.

Kinkiga Hoose ka daaawo war intaa ka sii badan

https://www.facebook.com/www.somalisan.net/videos/1629364257075788/

 

 

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.