Manaasibaan lagu xusay 8 da maarso ayaa waxaa soo qaban qaabiyey ururka horumarinta haweenka soomaaliyeed ee Hinna waxaana ka soo qeybgalay masuutiin xildhibaano dhalinyaro iyo haween ka socday dagmooyinka Gobolka banaadir Qaarkoo
Munaasibada ayaa diirada lagu saaray arimaha horyaala haweenka iyo sidii ay isa cabin lahaa dhibaatooyinka iyo falalka kale ee dumarka lagula kaco
Dhamaan xubnihii munaasibada ka hadlay haweenka ayaa ka sheekeeyey muhiimada ay haweenka u leedahay maalinta 8da marso
Ugu danbeytii waxaa hadalo dhiiri galin iyo gubaabo ka soo jeediyey gudoomiyaha ururka hinna Caasha Cusmaan Ugaas ( Caasha Shaacuur )
Oo munasibada ku soo bandhigtay waxqabadkeeda ku adan ariamah haweenka iyo qaabka ugu haboon ee hawenka danyarta ah wax loogu qabana karo