Home Afsomali VIDEO hormuud Telecom Foundation oo konton ku doolar u qeybisay dad jilcsan...

VIDEO hormuud Telecom Foundation oo konton ku doolar u qeybisay dad jilcsan oo Qaba baahiya gaara ah ( DAAWO SAWIRADA )

Hayada isgaarsiinta hormuud Telecom Foundation  qeybteeda kaalmada ayaa deeq lacageed gaarsiisay 500 qoys oo naafo ah  oo ka kala yimid dhammaan degmooyinka Gobolka Banaadir  midkiiba $ 100 doolar taasi oo ay shirkadu ugu tala gashay in dadka qaba baahiya gaar ka isaga bixiyaan soonka iyo saxurta iyo wax kasta oo  ay u baahdaan .

Munaasibad dadka naafada ah loogu qeybinayey kontonkaan kun ee doolar ayaa waxaa ka soo qeybgalay madaxda shirkada hormuud talacom iyo hormud foundation masuuliyiin  ka socday xafiiska raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre gudoomiyaha dagmada hodan qoysaska iyo ehelada la siinayey midkiiba $100 ka doolar iyo marti sharaf kale

Cabaas ismaaciil cadow oo ku hadlayey Magaca dadka baahiyaha gaar ah qaba ayaa hoosta ka xariiqay in wax weyn hormuud bulshada u qabatay waxuuna sidoo kale sheegay in ay  tahay shirkad mudan in lagu daydo

Madaxa  naafadad gobolka banaadir ayaa madashada ka jeediyey hadal mahacelin iyo gubaabo iskuugu jira

Gudoomiyaha Hormuud foundation Cabdulaahi Nuur Cusmaan oo madasha ka jeediyey waxqabadkii bishaan ramadaan ee shirkada iyo howsha dadka jilicsan lagu gudoonsiinayey lacagaha kaashaka ah ayaa hadaladisiii waxaa ka mid ahaa

Barnaamijkaan wuxuu qeyb ka yahay mashruuca Ololaha Ramadaanka ee aan maalmahaan ay wadeen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.