Madaxweynaha DFS Maxamed Cabdulaahi farmaajo oo garay dalka jabuuti ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowlada jabuuti ismaaciil |Cuamr Geelle
Waxaana garoonka ku soo dhaweeyey madaxweynaha iyo wafdigiisa madaxweynaha dalkaasi jabuuti
labada madaxweyne waxaa salaan sharafeed ka qaateen cutubyada baybeyda waxaana la tumay musiga astaanta u ah labada dalka
Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo ay halkaasi booqoasho uga bilaabatay ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Jabuuti waxa u kullamo la yeelan doonaa madaxda ugu sareysa dalkaasi oo uu ugu horeeyo madaxweyne Iscmaaciil Cumar Geelle oo ay iska xog wareysan doonaan xaaladda guud ee Geeska Afrika iyo xiririrka sokeeyey ee laba geesooka ah sida lagu sheegay hadal kooban oo warbaahinta la siiyey
Dowladda Jabuuti ayaa ka carootay hadal kasoo baxay Farmaajo oo taageero ugu muujiyay in Eritrea cunaqabatayna hubka ee saaran
.