Home Afsomali VIDEO iyo Sawiro Carwada bandhiga Ganacsiga oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

VIDEO iyo Sawiro Carwada bandhiga Ganacsiga oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey

Bandhigaan Ganacsiga  oo  lagu soo bandhigay waxsoo saarka shirkada dalka ka jira intooda badan si ay u gaaraan suuqyada tartanka Ganacsiga Caalamka ,ayaa waxaa  ka soo qeybgalay Masuliyiin ka socotay dowlada Fadaraalka Ganacsato shirkadaha kala duwan ee ka howlgala dalka sida shirkadaha isgaarsiinta xawaaladaha iyo diyaaradaha iyo qaar kale dhalinyaro haween iyo marti sharaf kale

madaxda iyo wakiilada shirkadaha ayaa khudbooyin ku faahfaahiyey wax soo saarkooda iyo hiigsa mustaqbalka waxaana goobta ay keeneen wax soo saarkooda

Eng Cabdisataar Carabow Ibraahin oo ah asaasaha hirgaliyey bandhigaan ayaa warbaahinta la hadllay isaga oona  faahfaahiyey danta iyo ujeedka bandhigaan

Bandhigaan oo Muqdisho ka socday Mudo laba maalin ah ayaa waxaa lagu soo bandhigay waxyaabaha ay soo saaraan shidaha dalka iyaga oo sheegay intaa ka sokow ay dhalinyarada u sameeyaan shaqo abuur baaxad leh

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.