Faanada maandeeq Nuur garaash ayaa dalka dib ugu soo laabatay 28 sano ka dib waxaa soo dhaweynteda ka qeyb qaatay masuuliyiin ka tirsan dowlada somaliya fanaaniin ururada bulshada iyo wax garad kale
Maandeeq ayaa soo booqatay dhismaha tiyaatarka qaran iyo goobo kale oo muhiim u ah fanka
agaasimaha Arimaha Bulshada wacgalinta ee Wasaarada haweenka iyo horumarinta qoyska cadar shalaqbeen. jamiila xeyle iyo qaadra cumar dhuule ayaa si isku mid ah uga hadlay dib u soo laabshada fanaanada
maandeeq ayaa uga mahadcelisay dhamaantii intii kla qeybgashay soo dhaweynta Muqdisho loogu sameeyey