Home Afsomali VIDEO Kenya: Army to Start Bombing of Boni Forest War Cusub Kenya...

VIDEO Kenya: Army to Start Bombing of Boni Forest War Cusub Kenya oo sidey u joogtay dalkeeda Duqeyneysa

sida ay maanta oo Isniin ah ay baahiyeen Warbaahinta Dalka Kenya ciidamada KDF ee dalkaasi ayaa qorsheeyay in ay duqeyn dhanka cirka ah ay ka fuliyaan dhulka keynta ah ee Bonis ee wadankaasi Kenya halkaas oo la aaminsan yahay in Al-Shabaab ay Ku xoogan yihiin.

Howlgalkaan ayaa La sheegay in uu ahaan Doono Mid Diyaaradaha Dagaalka ee Kenya ay Bambooyin ku Garaaci Doonaan Gudaha Keynta sida uu sheegay Agaasinka Dhanka Howlgalada ee Keynta Boni Joseph Kanyiri.
 
Sargaalkaan oo Warfidiyeenada kula Hadlay ismaamulka Lamu ayaa Ugu Baaqay Dadka shacabka ah Gaar ahaan Xoola Dhaqatada in ay Ka Fogaadaan Goobaha Gaar ahaan Agagaarka Keynta.
 
Mr Kinyiri ayaa sheegay in shacabka Laga Doonayo in 48 Saac ee soo aadan ay shacabka Kaga Fogaadaan Aagaasi Waxaa Isagoo intaa Raaciyay Cidii aan Qaadan Awaamiirtaas ay ula Macaamili Doonaan Sida Argagixsada.
 
Xoolo Dhaqato Badan oo Ku Nool ismaamulka Lamu ayaa Maalin Walba waxaa ay Daaq ugu Raadsadaan Gudaha Keynta Waxaana Marar Badan Saraakiisha Amaanka ay uga Digeen in Goobahaas aan la tagin.
 
Dhanka Kale Agaasinka Dhanka Howlgalada ismaamulka Lamu ayaa Sheegay Dhibaato iyo Handadaad Dhanka Amniga ah ku hayaan Al-Shabaab shacabka Ku Nool ismaamulka Lamu oo Dhaca Gobolka Xeebta Dalka Kenya.
 
Dadka Rayidka ah ee Horay uga Barakacay Weerarada ku soo Noq Noqday aagaasi ayaa Dhankooda waxaa loogu Baaqay in ay ku sii sugnaadaan Xeryaha Dowladana ay Xaqiijin Doonto Amnigooda.

The Kenya Defence Forces will soon commence the bombing of Boni Forest in Lamu County to flush out Al-Shabaab militants with residents being asked to relocate to safer areas.

Speaking to journalists Sunday, Operation Linda Boni Director Joseph Kanyiri called on all residents, especially the herders, to vacate the surrounding areas to avoid being killed during the operation.

Mr Kanyiri issued a 48-hour ultimatum to residents, making it clear that that those who don’t heed will be treated as terrorists.

“I call on locals who are still living inside or near the Boni Forest to vacate.

“The bombing of Al-Shabaab hideouts in the forest will begin anytime soon or I can say it’s almost now,” he said.

HERDERS

He said the terrorist group is a serious security challenge that requires a strict solution.

“The kind of bombing that will happen will be too hot for anyone to stay inside.

“I am aware that some herders have for several times been spotted grazing their animals inside Boni Forest and its surrounding areas.

“They should vacate with their animals within the next 48 hours.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.