Home Afsomali VIDEO Kenyaati daruufeysan ayaa gabar uu dhalay boorso ku ritay umushiina la...

VIDEO Kenyaati daruufeysan ayaa gabar uu dhalay boorso ku ritay umushiina la baxso yiri ka dibna lagu qabtay

Sida uu baahiye mid ka mid ah tv yada dalka kenya , Mr. Boniface Murage oo ah aabbe xoogsato ayay xaaskiisa gabar ugu dhashay isbitaalka Kenyatta ee magaalada Nairobi oo ay ku jirtay saddex toddobaad, waxaana isbitaalka looga yeeshay $600.
Duruufta heyso darteed ayuu iska bixin waayay qarashkaas, kadibna wuxuu Boorso ku ritay gabadhiisii, si uu si’ qarsoodi ah ugala baxo isbitaalka, balse waardiyaha ayaa ku qabtay, waxaana lasoo taagay maxkamad, balse wuu is difaacay oo waa lagu waayay wax dembi ah.
Duqa magaalada Nairobi Mr. Mike Sonko ayaa u ballan-qaaday in uu shaqo siinayo, isaguna wuxuu sheegay in uu gabadhiisa waxbari doono si ay u noqato dhaqtarad caawiso dadka masaakiinta ah isaga oo kale ah, ee aan iska bixi karin qarashka adeegga caafimaadka.
Daruuf adduunyo iyo masuuliyad aabbenimo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.