Kheyre waa laga tagay hada Riisal wasaaraha ayaan ka tagay oo madaxweynaha ayaan aadayaa
waxaa lagu jiraa hadii aad Madaxweynaha aragtay Raiisal wasaaraha waad aragtay
hadii aad aragta Raiisal wasaaraha madaxweynaha waad aragtay
Hadii dadku ku sheekeystaan Been, waxey ku riyoodaan Riyo been iyo cabsi leh, hadii ay kusii socdaan Beenta waxey ugu danbeyn gaaraan Qaraw maalmeed iyagoo soo jeeda & WaaaW.
Hadiise ay runta isku sheegaan waxey ogaanayaan in Xasan Cali Kheyre yahey Hogaamiyihii ka bixin lahaa Mugdiga iyo Dhagarta ay kusoo jireen sanado badan.