Home Afsomali VIDEO Kudlada Toosinta Talada Maamulka Hirrshabelle Oo Kulan ay Kaga Arinsanayan Mustaqbalka...

VIDEO Kudlada Toosinta Talada Maamulka Hirrshabelle Oo Kulan ay Kaga Arinsanayan Mustaqbalka Maamulkooda ( DAAWO SAWIRADA )

Ku lankaan ay soo qaban qaabiyeen Madaxda Kudlada toosinta hirshabelle oo Muqdisho looga dhawaaqay  ayaa waxaa ka soo qeybgalay waxgarad  siyaasiyiin aqoonyahano xildhibaano wasiiro dhaliyaro iyo haween ka soo wada jeeda deegaanada maamulka Hirshebele ,

kulanka oo ahaa mid daaha looga Roagyey madashada dalada toosinta hirshabeele ayaa intii uu socday waxaa diirada lagu saarayey xaalada Amaan iyo waxqabadka Madaxweynaha mamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi waare

dhamaan Masuuliyiintii shirka lagu daahfurayey madasha toosonta hirshabeele ka hadashay ayaa soo dhaweyn ka dib inta badan talooyin u soo jeediyeen mamulkaasi waxaayna diideen qaabka maamulkiisu uu ku shaqeeyo iyo wasiiradii uu dhawaan soo Magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.