Home Afsomali VIDEO Kulanki Barlamaanka Somalia Oo Fowdo Iyo Buuq Kuso Dhamaaday

VIDEO Kulanki Barlamaanka Somalia Oo Fowdo Iyo Buuq Kuso Dhamaaday

Kulankani Baarlamaanka Oo Maanta Lagu Madal Sanaa In Lagu Gorfeeyo Anjadaha Ah Amniga Dalka Ayaa Waxaa Soo Xaadiray 160 Mudane Inkastoo Sidii Lafilaye Aaney Noqon Oo Uu Kusoo Idlaaday Buuq Iyo Sawaaxan Iyo Isfam Waa Xidhibaanada Golaha Shacbka Dhexdooda Ah

Ismaan Dhaafkani Ayaa Yimid Kadib Markii Xidhibaanadu Ay Kalamaan Ku Noqdeen In Saxaafada Dibad Joog Ay Ka Ahaadaan  Oo Aynaan Ka Qeyb Galin Kulanka Iyo In Ay Joogaan Ayna Duubaan Sida Ay Wax Udhacayaan

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Ayaa Go Aamiyay In Arinta Saxaafada Cod U Qaadis Loo Sameeyo Iyadoona Xidhibaanada Ay Ogolaadeen Waxaana 160 Xidhibaan Ee Soo Xaadirtay 140 Kamid Ah Ay U Codeeyeen In Warfidiyeenka Dibada Loo Saaro Halka 20 Soo Haday Ay Diideen Arintaasi  Taasi Oo Dhalsay  Qilaaf Xoogan

Waxaana Durbaba Kulanka Uu Isku Badalay Buuq Iyo Dagaal Af Ka Hadal Ah Oo Xidhibaanada Qaar Ay Aad Uga Caroodeen In Saxaafada Dibada Loo Saaro

Xidhibaan Axmed Macalin Fiqi Xidhibaan Ceynaanshe Iyo Xidhibaano Kale Oo Wajiyadooda Lag Dheehanaye Caro Aad U Weyn Ayaa Yiri Sida Tan

Kulanka Maanta Ee Kalamaan Isku Badalay Ayaa Waxaa Sidoo Kale Ka Hadlay Xidhibaan Prof Cabdi Raxmaan Aadan Ibi Isagoo Carabka Ku Dhuftay In Loo Baahnaa Ama  Ay Wacnaan Lahayd In Xidhibaanada Fikirada Ay Qabaan Ay Si Hoos Ah Gudaha Xarunta Ugu Xaliyaan Iyadoo Cidna Aaney Ogaan

Tan Iyo Markii Uu Daah Furay Madaxweyne Maxamad C/laahi Farmaajo Kalfidhigan Baarlamaanka Oo Ah Kii 5 Naad Ayaa Waxaa Hareeray Qilaaf Udhexeeya Xidhibaanada Baarlamaanka Iyo Gudoonka Golaha Shacabka  Kaasi Oo Ku Qotoma in Si Cadaalad Ah Ugadan Howshii Loo Igmaday

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.