Home Afsomali VIDEO Maamulka Gobolka Banaadir oo ku hanjabay in ay shacabka ganaaxi Doonaan...

VIDEO Maamulka Gobolka Banaadir oo ku hanjabay in ay shacabka ganaaxi Doonaan Sababta Sii Aqri

Mashruuca oloolaha Nadaafada Gobolka Banaadir ayaa ka Bilowday dhamaan degmooyinka Magaalada Muqdisho  waxaana kaqeybqaadanayey Qaar ka mid ah shacabka iyo Shaqalaha ku Nol 17ka dagmo ee uu ka kooban yahay Gobolkanii Banaadir .

Howlgalkaan waxaa ka dhex muuqday Masuuliyiinta Maamulka heer degmo iyo Heer Gobol waxaana saxaafada u faahfaahisay Maluuka Xaaji Dheere oo ka mid ah Ku xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir

Makuulka ayaa ku dheeraatay sharaxaada ujeedka iyo danta laga leeyahay ololaha Nadaafada gobolka ay xustay in ay tahay udiyaar garowga In muqdisho Noqoto Mid dib u heshayy Bilicdii ay horey u lahaan jirtay

maluuka ayaa mudo Cayiman u qabatay dadka deenaanka iyo Ganacsatada waxayna ku hanjabtay Maluuko in ay Ganaax Lacageed mutaysan doonaan cidii lagu arko Qashin iyo  uskag agteeda  yaal .

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa dadaal ugu jira sidii uu mar uuna uga sifeyn lahaa malyuumaadka tan ee Qashin kaasi oo dhex ceegaaga Magaalada Muqidsho Xili aanan maamulku Bixinin Koronto iyo Biyo Nadiif ah

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

Previous articleDowlada Soomaaliya oo ogolaatay in ay magdhaw ka bixiso dadkii lagu laayay howlgalkii ka dhacay deegaanka Bariire
Next articleVIDEO Sababta Rugta Ganacsiga loo kala direy Mowqiikeediina wax uga Bedeshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.