Home Afsomali VIDEO Muqtaar roobow oo faahfaahinaya sababta iyo ujeedka oo uga Baxay Xubinimadii...

VIDEO Muqtaar roobow oo faahfaahinaya sababta iyo ujeedka oo uga Baxay Xubinimadii Alshabaab

 

Sheikh Muqtaar Roobow Cali Abuu mansuur oo Mudo ka tirsanaa Hogaanka sare ee Xarakada Alshaab  Isla markaana xilal kala duwan ka soo qabtay marna ahaa gudoomiye ku xigeen Madaxii Alshabaab.

ayaa Shir Jaraid oo uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu markii ugu hreysay ku cadeeyey in uu ka Baxay Xunimadii Xarakada Alshabaab  uuna ka laabti fidradii uu horey uga Aaminsanaa.

Shirka Sheikh Muqtaar ayaa waxaa Joogjoogayaal ka ahaa Madax iyo  saraalkiil ka tirsan heyadaha Dowlada Fadaraalka Somaliya .

waakan Sheikh Muqtaar roobow oo faahfaahinaya sababta iyo ujeedka oo uga Baxay Xubinimadii Alshabaab ugu biiray Dowlada somaliya.

Warqadaan ayuu saxaafada u aqriyey Muqtaar roobow

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.