Home Afsomali VIDEO Qodobo ka soo baxay shir ka furmay Somalia Iyo Raysal Wasaare...

VIDEO Qodobo ka soo baxay shir ka furmay Somalia Iyo Raysal Wasaare Ku Xigeenka Oo Akhriyay

Shirkaann bilaha ah oo ay ku marti kumarti galisay dowlada fadaraalku  wadamada deeq bixiyaasha ee beesha caalmka ayaa waxaa ka qeybgalay wasaradaha kala duwan ee Xukuumada somaliya  iyo xubno ka socday maamulka Hirshabele

raiisal wasaare ku xigeenka xukuumada  Mahdi Maxamed Guuleed oo shirgudoomiyey kulanka ayaa waxaa warbaahinta u faahfaahiyey qodobadii shirka iyo waxyaabaha ugu muhiimsanaa ee looga hadlay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.