Home Afsomali VIDEO Saraakiil tababar ku soo qaatay wadanka ugaandha iyo Wasiirka gaashaandhiga oo...

VIDEO Saraakiil tababar ku soo qaatay wadanka ugaandha iyo Wasiirka gaashaandhiga oo dalka dib ugu soo

Saraaakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo tababar kusoo qaatay dalka Uganda ayaa dalka dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

55ka  Sarkaal ee tababarka soo dhameystay ayaa waxaa safarkooda ku wehliyey Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan  oo ah Wasiirka Wasaaradda Gashaandhiga dowladda Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Difaaca dowladda Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo saxaafada hadal kooban ku siiyey gudaha garoonka ayaa Xusay in saraaliishaan ciidan ee cusub ay ka qeyb qaadan doonaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

milatarga Uganda ayaa si weyn uga qeyb qaadataakuleynta iyo  tababaradda Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ,  Saraakiisha ciidamada dowlada somaliya ayaa sanadihii danbe ahaa kuwa tababaro kale duwan ku soo qaata dalka dibadiisa dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.